One Stop Shops (Somali) - 04:16 PM 09 September 2010
Tower Hamlets Homes > Home > Languages > Somali > One Stop Shops (Somali)
Kawnsalka Tower Hamlets Council, Dukaanka Adeegga Furan (One Stop Shops) waxa uu bixiyaa adeegyo toos ah iyo macluumaad iyo taageero kale oo kuu suurtogelinaya inaad habsami ku heshid adeegyada Kawnsalka iyo kuwa kale ee ay bixiso shirkadda guryaha Tower Hamlets Homes.
Shaqaalaheennu waa xirfadlayaal takhasus u leh daryeelka macaamiisha oo qasadkoodu yahay inay baahida macmiilka hormariyaan, waxayna ka hawlgalaan dhowr meelood oo ka mid ah degmada.
Xaafadda South Poplar xarunteeda adeegga waxay ku dhextaal dukaanka One Stop Shop.
Xaafadda Bethnal Green xarunteeda adeegga waxay ku dhextaaldukaanka One Stop Shop.
Xaafadda Bow & North Poplar xarunteeda adeegga waxay ku dhextaal dukaanka One Stop Shop.
Xarunta waxay ku dhextaal dukaanka One Stop Shop.
Xaafadda xarunteeda adeegga waxay ku dhextaal dukaanka
Nagu soo booqo mid kasta oo ka mid ah shanteenna xarrumood.
Su’aalaha guud: telefoonka 020 7364 5020
Su’aalaha loo hayo Tower Hamlets Homes: telefoonka 020 7364 5015
Iimayl: generalenquiries@towerhamlets.gov.uk
Websayt: www.towerhamlets.gov.uk/onestopshop/