Soo dhawoow Sida aanu kuu caawin karno haddii aadan ku hadlin ama fahmaynin luqadda Ingiriiska. Tower Hamlets Homes waxaa u go’aan ah ilaalinta in si siman loo wada helo adeegyadeeda. Adiga oo taas niyadda ku haya waxaanu awoodnaa inaan idiin fidino adeegyo turjumaad ah oo bilaash ah una furan dadka aan ku hadlin luqadda Ingiriiska.
Haddii aad ballan la leedahay Tower Hamlets Homes ama aad u baahan tahay in laguu sharraxo qoraal, waxaan kuu diyaarin karnaa qof turjumaan ah oo kuu sharraxa idinka oo wada jooga.
Phone: 020 7364 5015
Email:contactus@towerhamletshomes.org.uk
Staying warm in your home
Joogitaanka guri diirran
Getting to know you
Kulanka isbarashadu
Extra Support When You Need it
Caawimo dheeraad ah markaad u baahantahy
Condensation in your home
Huurka gurigaaga
Keeping you safe
Ilaalinta Amaankaaga
All About You Foorm adiga kugu saabsan
Useful Numbers
Nabarada Muhiim ka ah
Getting ready for the cold weather Tabaabushaha Qaboobaha
What are tenancy checks?
Waa maxay Fiirinta Kiraaystaha?
Rent arrears Kirada Lagugu leeyahay
Housing Benefit Change in Circumstances guide Gargaarka Hoyga (Housing benefit) – Markay Wax Isbedelaan Waxaad Samayn Lahayd
Fire safety in the home
Dabka Ammankiisa ee guriga
Domestic Violence
Dhibaatada qoysku
Keeping healthy in Ramadhan
Ilaalinta cafimaadka ee bisha ramadan
Are you worried about your memory?
Miyaad ka Warwarsantahay Xasuustaada?
Are you at risk of diabetes?
Miyaad halis ugu jirtaa cudurka macaanka?
How the National Health Service works.
Sida ay u Shaqayso Hay’adda Adeega Caafimaadka Qaranka